Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qab qabtay Mootooyin badan iyo Masuul ka hadlay

Magalaada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday howlgalo lagu qab qabanayay mootooyinka labada lug ku socda ee loo yaqaan Fekon, kuwaa oo la sheegay in loo adeegsan jiray falal amaan daro. Ciidamada booliiska ayaa gacanta ku dhigay inta howlgalka socday boqolaal Mooto ay wateen dhalinyaro, waxaana mootooyinkan la sheegay qaarkood in lagu geesan jiray … Continue reading Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qab qabtay Mootooyin badan iyo Masuul ka hadlay